Allbanaadir.com
NEWS

(Sawirro) Dowlada Somalia oo deeq gaadiid ah ka gudoontay dhigeeda K/Kuuriya

DF ayaa la wareegtay gaadiid ay dowlada Kuuriyada Koonfureed ugu deeqday dowlada Soomaaliya

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday Wasaaradda Arimaha Dibada Dibada iyo Iskhaashiga Caalamiga ah.

Gaadiidkan oo ka koobnaa  afar(4) gaari  oo ah nooca Hyundai Santa ayaa ah qabytii labaad ee taageero gaadiid ah oo dowladda Kuuriya ay soo gaarsiiso Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS.

Xoghayaha Joogtada ah ee wasaaradda Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa uga mahadcelinay dowladda Kuuriya taageerada gaadiidka ah, isagoo sheegay inay uga faa’iidaysan doonaan fududaynta hawlaha Wasaaradda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Shir looga hadlay horumarka dhaqaalaha Soomaaliya oo ka dhacay Manama (Sawirro)

Cabdi Cade

Akoonada been abuurka ah oo saamayn ku yeeshay iibka shirkadda Twitter-ka

Cabdi Cade

Dowladda oo la wareegtay Guryo kuyaalla Muqdisho iyo hal arrin oo sababtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---