Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Axmed Madoobe oo Xil cusub u magaacabay Marwo Saciido Maxamed Musciid (Wareegto)

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu magacaabay latiyaha cusubĀ  Madaxweynaha ee arrimaha bulshada.

Axmed Madoobe ayaa u magacaabay Marwo Saciido Maxamed Musciid in ay noqoto latiyaha cusub ee Madaxweynaha kala talineysa arrimaha bulshada, waxa uuna Axmed Madoobe sheegay in haweeneydan ku xushay aqoonteeda iyo xirfadeeda.

Halkan ka Akhriso wareegtada magacaabista latalaiyah cusub

Xeer Madaxweyne Lr. XM/DG]S/014/2023, kuna saabsan magacaabid lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha bulshada.

Madaxweynaha Dowladda Jubaland

Markuu arkay: Dastuurka Dowlada Jubaland, Cutubkiisa 4aad Qodobka 72aad, Farqada (5aad) e ku aadan awooda
madaxweynaha, ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland.

Wuxuu Madaxweynaha Dowlada Jubaland u magacaabay Marwo Saciido Maxamed Musciid latiyaha Madaxweynaha ee Arimaha bulshada.

Wuxuu Madaxweynuhu Alle uga baryayaa in u marwada la garab galo masuuliyadan culus ee loo igmaday.

Wareegtadani waxay dhaqan galaysaa marka Madaxweynuhu Sixiixo wuuna sixiixay.!

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Farmaajo oo u istaagay boqolaal shacab isugu soo baxay Garoowe (Daawo Video)

admin

Xaqsoor mase Meerto-Meerto Doorashada Soomaaliya ?! (Wax badan ka Ogow)

Cabdi Cade

Raisul Wasaare Khayre oo amaro cusub faray Wasiir ka tirsan Xukuumadiisa (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---