Kaalintee Somalia ka gashay qiimeynta FIFA ee Kubada Cagta sanadka 2022?

Xiriirka Kubada Cagta Adduunka ee FIFA waxay soo saartay Qiimaynta dalalka Caalamka ee dhanka K/Cagta ee sanadkan 2022-ka,  kadib, Tartankii Koobka Adduunka ee isbuucii hore Qatar lagu soo gebegebeeyey.

10-ka Waddan ee Kaalimaha ugu fiican ka galay Qiimaynta FIFA ee 2022 ayaa kala ah:

1- Brazil,
2- Argentina,
3- France,
4- Belgium,
5- Britain (UK),
6- The Netherlands (Holland),
7- Croatia,
8- Italy,
9- Portugal,
10- Spain

Dhanka kale, 22-ka Dal ee Carbeed waxay Qiimaynta FIFA ee Heer Caalami ka galeen Kaalimahan soo socda:

Morocco Kaalinta 11-aad
Tunisia  Kaalinta  30-aad
Masar   Kaalinta 39-aad
Algeria  Kaalinta 40-aad
Saudia  Kaalinta 49-aad
Qatar   Kaalinta 60-aad
Iraq      Kaalinta 68-aad
UAE      Kaalinta 70-aad
Oman    Kaalinta 75-aad
Urdun    Kaalinta 84-aad
Bahrain  Kaalinta 85-aad
Syria      Kaalinta 90-aad
Falastiin  Kaalinta 93-aad
Lebanon  Kaalinta 100-aad
Mauritania Kaalinta  103-aad
Libya      Kaalinta  120-aad
Sudan    Kaalinta  128-aad
Comoros  Kaalinta  129-aad
Kuwait    Kaalinta  148-aad
Yemen    Kaalinta  154-aad
Djibouti  Kaalinta   193-aad
Somalia  Kaalinta   204-aad

Soomaaliya ayaa sida Muuqaya kaalinta ugu hooseysa ka gashay qiimeynta FIFA inkastoo ciyaartoyda xulka 17 jirada Somalia ay ku guuleysteen koobka bariga iyo bartamaha taasoo mudneyd in Soomaaliya lagu qiimeeyo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -