Allbanaadir.com
NEWS

Maamulka Puntland oo soo saartay go’aan adag oo lagu joojiyay …

Qoraal kasoo bacay Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada ee Puntland, ayaa lagu go’aamiyay in la joojiyo  xaalufinta dooxooyinka iyo goynta cawska dabiiciga ah, iyadoo ku salaynaysa xeerarka ilaalinta deegaanka.

Wasaaradda Deegaanka ayaa ku amartay hay’adaha ay khusayso in ay tallaabo ka qaadaan cid kasta oo ku hawlan falalkan sharci-darrada ah, si loo sugo deegaan waara iyo nolol caafimaad qaba.

Related posts

Trump oo sheegay in Iran ay heli doonto jawaabta Weerarkii lagu qaaday Sacuudiga

Caydiid Ali

Madaxii Sirdoonka Milatariga Israel oo is-casilay iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Cabdi Cade

Margalit Mozes oo diiday kulan uu dalbaday Netanyahu

Caydiid Ali
Taboola Ads ---