Allbanaadir.com
NEWS

Dugsiga Al-xusari ee barashada Quranka oo Wargelin muhiim ah u haya Qurbojoogta Soomaaliyeed

Dugsiga barashada quraanka ee Al-xusari quran teaching waa dugsi lagu barto quraanka iyo culuumtiisa qaab online ah.

Dusigu wuxu awoodda saarayaa in qofka laga dhiso wax kasta oo qofka u sahlaya in uu xifdiyo kitaabka rabi, sida barashada higaada , akhriska iyo qoraalka carabiga, barashada ducooyinka iyo dhamaan culuumta diiniga ah.

Sidoo kale waxa laga saxayaa dhawaqa xuruufta, iyadoo quraankana loogu dhigayo tajwiid iyo tasxiix.

Dugsigu wuxu qofka ama qoysaska siinayaa waxkhti ku filan kaas oo ay ku fahmi karaan barashada quraanka una fududaynaya in ay xifdiyaan.

Dugsiga waxa lagugu bari doonaa:

  1. Quranka karimka
  2. Higaada carabiga
  3. Akhrinta carabiga
  4. Ducooyinka
  5. Xadiis
  6. Afsoomaaliga

Dugsiga waxa dhigta arday wadamo kale duwan joogta.

Waxa uu dugsigu ugu bushaaraynayaa dadwaynaha soomaaliyeed ee jecel barashada qur’aanka in uu qaadanayo arday cusub.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh.

Skype name: Al-xusari Quran Teaching

Whatsapp: +252634739046

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaafiic goor dhow lagu weeraray Villa Soomaaliya iyo xaafado ku dhow

Caydiid Ali

Xukun adag oo lagu riday nin qaba HIV/AIDS oo kufsaday gabar 9 jir ah (Akhriso)

Caydiid Ali

Maxay Somalia soo bandhigtay Maalintii labaad dhegeysiga dacwada Badda?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---