Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Deg Deg :-Rishi Sunak ayaa loo doortay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK

Xogahayahii hore ee Arimaha Maaliyadda  Britain ee horay looga adkaaday in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak  ayaa loo doortay markaan inay noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalkaasi, iyada oo sidoo kale noqonayo hoggaamiyaha xisbiga muxaafidka ee Conservative.

Rishi Sunak  ayaa beddeli doona Ra’iisul Wasaaraha hore  ee dalkaasi Horay u ahaan Xogahayahii hore Arimaha Dibadda ee Britain Liz Truss  oo xilkaasi iska casilay bishaan an ku jirno kaidb fadeexooyin la xariira Dhanka Maaliyadda Dalkaas .

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Britain ayaa laga sugayaa in uu wax ka qato Arimaha murugsan ee Maaliyadda maadaama dalka Britain oo galay marxalad adag oo dhanka Maaliyadda ah

Ugu danbayn Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Britain Rishi Sunak  ayaa noqonaya Ra’iisul Wasaarahii ugu da,da yaraa ee Soomara Boqortooyada Uk ama Dalka Britain , Wax ka ogoow Taariikh nololeedkiisa:-

Da,da: 42

Meesha uu ku dhashay: Southampton

Meesha uu dagan yahay: London and Yorkshire

Waxbarashaa: Winchester College, Oxford University, Stanford University

Qoys ahaan: Married to businesswoman Akshata Murty with two daughters

Xubin Baarlamaan ee Goobta laga soo doortay: Richmond (Yorkshire)

Asal ahaan :Hindi kana soo jeeda Qos ahaan Dalka Kenya

 

Related posts

Beesha Caalamka oo qaadeysa talaabooyin kadib fashilka ku yimid shirkii Afisiyooni

Cabdi Cade

Dhaqaalaha dowlada Somalia ku bixisay doorashadii K/Galbeed oo la kashifay

Caydiid Ali

Xubnaha labada Aqal ee Jubbaland oo ka hadlay baaqii Axmed Madoobe

Caydiid Ali
Taboola Ads ---