Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) NISA oo Muqdisho ku qabatay Shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo damacsaneyd..

Ciidanka sirdoonka iyo Nabad sugida NISA ayaa burburiyay Shabakad ka tirsan Al-shabaab oo qorshaynayay inay qalqal galiyaan amniga magaalada Muqdisho sida ay baahisay warbaahinta DF

“Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Shabakada Argagixisada ah, Hubkoodii iyo Mooto Bajaaj ay ugu talagaleen inay ku baxsadaan marka ay dhibka gaystaan” ayaa lagu yiri qoraal laga sii daayey warbaahinta

Saraakiisha ammaanka ayaa sidoo kale sheegay in lagu dabo jiro xubno kale oo ka tirsan Al-shabaab kuwaasoo baxsad ah.

Lama faahfaahin halka ay shabakadan damacsaneyd iney weerarto iyo qaabka ay u suuragashay in gacanta loogu dhigo.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Related posts

Howlgalo amni xaqiijin ah oo caawa ka socda qeybo kamid ah Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade

(Sawirro) Raisal Wasaaraha Magacaaban oo kulan la tashi ah la qaatay Madaxweynihii hore

Caydiid Ali

Khayraatka iyo Masiirka Somaliland yaa matala ? Dowlada Federaalka mise Maamulka Hargeysa ?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---