Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo beeniyey warar ay baahisay Al-Shabaab

WAR-SAXAAFADEED

Markii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu kordhiyay howlgalada lagu ciribtirayo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab ayay Nabadiidku bilaabeen ineey marin habaabiyaan Shacabka Soomaaliyeed iyagoo faafinaya warar been abuur ah oo aan waxba ka jirin.

Sidaas darteed Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu cadeeynayaa inaysan waxba ka jirin sheegada kooxda Nabadiidka Al-shabaab oo ah inay askar katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku dileen degaanka Nambar 60 ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Hadaba waxaan Ummadda Soomaaliyeed u cadeeyneeyna inuu  warkaasi yahay mid aan sal iyo raad lahayn oo been abuur ah.

Ugu dambeeyn ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu u taagan sidii dalka oo dhan looga nadiifin lahaa Argagixisada dhibaatada ku heeysa Shacabkeena qiimahan.

DHAMMAAD

 

Related posts

Daawo:-Hadalkii kasoo yeeray Guddiga kasoo talo-bixinta doorashooyinka oo cadeeyay in uu Fashilmay Shirka Dhuusamareeb!!

admin

Xukun adag oo lagu riday Ra’isul Wasaare hore Ibrahima Kassory

Cabdi Cade

Haweeney si adag ula hadashay Wasiirk katirsan Dowlada Turkiga oo Xabsiga loo taxaabay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---