Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Saciid Deni oo wareegto ku Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kuna saabsan magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:  Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad faqradiisa 5aad.

Marku arkay:  Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda    shaqo.

Markuu tixgeliyey:  Baahida loo qabo dhamaystirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Markuu garawsaday:  Shaqada baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo xukuumadda.

Marku la tashaday:  Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland

  1. Waxaa Cabdifataax Maxamed Cabdinuur loo magacaabay Wasiiru- Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland.
  2. Waxaa Maxamed Cabdirisaaq Dayib loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha
  3. Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

Related posts

Siciid Deni oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Cabdi Cade

Ciidamada Jubbaland oo la baray sida loo rido hubka Culus (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Go’aan Xasaasi ah oo ka kooban lix qodob kaddib markii..

Cabdi Cade
Taboola Ads ---