Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Gudoomiye cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xassan Cabdullaahi Cali u magacaabay gudoomiyaha Maxkamadda Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Related posts

War Deg Deg Ah: Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Guriga uu Xaaf ka degan yahay Dhuuso Mareeb

Cabdi Cade

Guddoomiyaha Sh/dhexe oo faahfaahiyey Weeraradii saaka ka dhacay duleedka Jowhar

Caydiid Ali

Dagaal dhax maray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---