Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) Guddoomiyaha Baarlamannka iyo Ex-RW Rooble oo dalka ka ambabaxay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambeĀ  u ambabaxay dalka Sucuudiga.

Shiikh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa maalmaha ay ku sugan yihiin halkaas ku soo qaadan doono gudashada acmaasha Xajka.

Wafdiga uu hogaaminaayo Guddoomiyaha oo ay ugu horeeyaan Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo qaar ka mid ah wasiirada xilgaarsiinta ayaa ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan kula dardaamay in dalka iyo dadka loo duceeyo si uu Allah uga samatabixiyo Abaarahan soo noqnoqday.

Guddoomiyaha oo ugu dambeyn Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayĀ  in ay laabta isku furaanĀ  si loo helo midnimo iyo wadajir.

Related posts

Turkiga oo bilaabaya dhismaha saldhiga Turksat-6B ee Somalia

Caydiid Ali

(Sawirro) Taliye Xijaar oo shir xasaasi ah la qaatay Saraakiisha qeybaha Booliska

Caydiid Ali

Olaf Scholz oo codka kalsoonida weydiisanaya Baarlamaanka kaddib burbur soo…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---