Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

RW Rooble oo ka hor yimid talaabo uu qaaday Wasiirkiisa Arrimaha dibeda

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal wargelin ah u diray Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya kaasoo sheegaya in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha dowladda ee la bedelay ama shaqada laga eryey aanay waafaqsaneyn go’aankii Golaha Wasiirada.

Dhammaan shaqaalahaas ayuu Rooble amray in dib loogu fasaxo howlahooda shaqo, dibna loogu celiyo goobihii iyo xafiisyadii ay ka shaqeynayeen si ay u gutaan waajibaadkooda.

Waxaa la faray Sidoo kale dhammaan hey’addaha dowladda ee warqadan ogeysiinta lala socodsiiyay inay qabsadaan howlaha fulinta amarkan kaga aadan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Imaaraadka Carabta oo codsi cajiib ah u diray shacabka maamulka Israel

Cabdi Cade

Musharaxiinta oo shuruud adag ku xiray dalabkii Farmaajo ee ahaa iney kulmaan

Caydiid Ali

Qalalaase dad lagu dilay oo ka dhacay Magaalada Qudus iyo Daanta Galbeed

Caydiid Ali
Taboola Ads ---