Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal, saacado ka hor doorashada

Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka.

Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda.

*Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Canada, Denmark, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Qadar, Ruushka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka iyo Qaramada Midoobay.

Related posts

Madaxweyne Trump oo Aqalka cad ka eryey John Bolton iyo sababta ka dambeysa

Caydiid Ali

Maxaa ka cusub dilkii loo geystay Xildhibaanad Aamina? (Xog sir ah oo la helay)

Caydiid Ali

Madaxweyne Deni oo Daah furay Howgelinta xarun nuuceeda aan horey uga jirin dalka (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---