Allbanaadir.com
NEWS

Axmed Madoobe oo si aan Caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Sheikh Cabdi Maxamed Abdirahmaan xubno katirsan labada gole ee Dowlada iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Jubbaland

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyay Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, Xildhibaano katirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo dadweyne kala duwan.

Axmed Madoobe ayaa magaalada Muqdisho u yimid sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan xildhinaanada Gedo lagu soo doortay iyo sidoo kale olalaha doorashada Madaxweynaha.

Related posts

Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii Iskoolo Buluusiyo & Wararkii ugu dambeeyey

Caydiid Ali

Askari ka tirsan ciidamada Israel ee ka dagalamay Gaza oo sabab yaab leh isku dilay

Caydiid Ali

Wasaaradda Maaliyada Puntland oo soo rogtay Canshuur ka yaabisay dad badan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---