Allbanaadir.com
NEWS

Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo la kulmay Saraakiil sar sare oo ATMIS katirsan (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS.

Sheekh Aadan Madoobe ayaana la kulmay ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee midowga Africa mudane Fiona Lortan, ku-xigeenka ciidanka ATMIS Jeneraal William Shume, Iyo Meg. George Kuteesa oo ah Taliyaha Guud ee qaybta ( Sector One) ee ciidanka ATMIS.

Kulanka labada dhinac dhax maray ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa amniga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo dhawwaan la filayo in ay qabsoonto.

Related posts

Fethullah Gulen oo lagu Weeraray hoygiisa ku yaalla gobolka Pennsylvania (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Ganacsade Cabduqaadir Jeemis oo la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa

Cabdi Cade

Dagaalyahan ka soo goostay Al-Shabaab oo ka sheekeeyey qiso murugo leh

Caydiid Ali
Taboola Ads ---