Cali Guudlaawe oo kormeer ku tagay Tuulada Moyko oo ka socotay Caratuurka Wabiga (Sawirro)

Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta soo kormeer tuulada Moyko oo ay ka socotay caratuurka wabiga shabeelle.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa  kormeerkiisa ahaa u kuurgalka caratuur lagu sameeyay buqda tuulada moyko ee magaalada Jowhar oo uu wabiga fatahaad ka sameyn jiray

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay gudigii ka shaqeeyay howshaan waxa uuna faray inay caratuuraan goob walba oo ay u arkaan in wabigu uu fatahaad ka sameyn karo.

- Advertisement -