Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Daawo Sawirro) Sidee looga ciiday qaar ka mid ah degaanada ay Al-Shabaab?

Degmooyinka iyo deegaanada Galgaduud ee ay ka taliso kooxda Al-shabaab ayaa maanta si wadajir ah looga wada ciiday maalinta kowaad ee ciidul Fidriga.

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ayaa shacab fara badan salaadda Ciidda kula dukaday fagaara yaal magaalada Galhareeri halkaasoo ay iskugu soo baxeen boqolaal shacab ah.

Saraakiil ka tirsan Al-shabaab ayaa la hadlay dadweynahaasi kuwaasoo kula dardaarmay dad iney ka qeyb galaan wax ay ugu yeereen jihaadka ka socda Somalia.

Related posts

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Fatahaada Wabiyada iyo Cabsida wali jirto

Cabdi Cade

Xamaas oo la soo baxay xeelad cusub & Israel oo ka naxday

Caydiid Ali

Mucaaradka DF oo Ganacsatada uga digay iibsiga dhulal la boobay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---