Allbanaadir.com
NEWS

Habraaca iyo shuruudaha doorashada Guddoonka gollaha shacabka oo lasoo saaray (akhriso)

Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka gollaha shacabka ayaa soo saaray habraaca doorashada guddoonka gollaha shacabka iyo shuruudaha laga doonayo.

Doorashada guddoonka gollaha shacabka ayaa loo asteeyay in ay dhacdo 27-ka bishan , waxaana beri oo talaado ah bilaabaneysa diiwaangelinta musharaxiinta.

Halkan ka akhriso habraaca doorashada guddoonka gollaha shacabka.

Related posts

Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray mashaaciic laga hirgeliyey Burco (Sawirro)

Caydiid Ali

Dowladda oo qaadaneysa Macaliim cusub iyo Shuruud ku xiran

Cabdi Cade

Diyaarado dagaal oo duqeeyay xarumo Al Shabaab ku leeyihiin degmada Bu’aale

Cabdi Cade
Taboola Ads ---