Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Akhriso) Jubbaland oo shaacisay Jadwalka doorashada 16ka kursi ee loo wareejiyey Ceelwaaq

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ( SEIT) oo tixraacaya warqadda sumadeedu tahay GHDHF/56/2022 kana soo baxday guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal FEIT kuna taariikhaysnayd 13/04/2022 ayna ku cayimeen goob doorashada 2-Aad ee Jubbaland waxay shaaciyeaan jadwalka doorashada 16-ka kursi oo lagu qabanayo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA OO DHAMEYSTIRAN

Related posts

Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Michael Keating oo kawada hadlay Xaalada Siyaasadeed ee dalka 

Cabdi Cade

Halkuu ku dambeeyay bannaabixii ay ku baaqeen taageerayaasha Sh. Suldaan ?

admin

Maxaa ka dhalan kara boobka iyo Sed bursiga lagu hayo hanaanka doorashada dalka?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---