Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Musharax Madaxweyne oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Magaalada Jowhar

Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble CaliĀ  ayaa mar kale ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP140 ee golaha shacabka oo caawa doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar.

Musharax Madaxweyne Cabdiqaadir Cosoble oo kursigan loo xiray ayaa helay 76-cod halka Musharax Cabdikariim Tifow oo malxiis ahaa uu helay 22-cod

Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo hadal kooban jeediyey ayaa ka mahad celiyey xilka xildhibaannimo ee loo doortay mar kale, isagoo Dhinaca kale weerarka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo

ā€œMadaxweynaha waqtigiisa dhammaaday shantii sano la soo dhaafay dalka dib ayuu u celiyay, waxaa tusaale u ah in 2016 markii Kursigan la ii dooranayay inaan safar dhulka ah magaaladan ku imid, xilli maqribna aan ka laabtayā€ ayuu yiri Cosoble

Related posts

Madaxweyne Erdogan oo baaq muhiim ah u diray Dalalka Islaamka xilli uu ka baaqday Shirka…

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu hambalyeeyey Munaasabada Ciidul-Fitriga

Caydiid Ali

Dowlada Jabuuti oo ka carootay warbixin uu soo saaray Bankiga Adduunka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---