Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Jadwalka Shan Kursi oo lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay guddiga xulista ergada dooraneysa shan kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Gaalkacyo .

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa sidoo kale lagu shaaciyay in doorashada kuraastan maalinta beri oo axad ah lagu qaban doono Koonfurta magaalada Gaalkacyo .

Magaalada Gaalkacyo ayaana lagu qabanayaa doorsahadii ugu horeesay xildhibaanada gollaha shacabka, waxaana magaaladaasi hada ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Waa sidee caawa xaalada degmada Guriceel ka dib dagaaladii maanta ka dhacay ?

Caydiid Ali

Ninka iyo Haweeneyda loogu qadarinta badan yahay Mareykanka oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Rooble oo kulan xasaasi ah la qaatay Laftagareen, Qoor-qoor & Guudlaawe (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---