Allbanaadir.com
NEWS

Jadwalka Doorashada Shan Kursi oo lagu dooranayo Muqdisho oo la shaaciyay

Guddiga doorashada ee Banaadiriga ayaa shaaciyay jadwalka doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ku leeyihiin beelaha Banaadiriga ee lagu dooranayo magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Banaadiriga ayaa lagu shaaciyay in doorashada shantan kursi magaalada Muqdisho ka dhaceyso beri oo jimco ah oo taariikhdu ku beegan tahay 25-ka bishan.

Guddiga doorashada ayaana maanta diiwaangelinaya musharaxiinta shantan kursi ku tartameysa, waxaana wararka aan helnay sheegayaan in kurasatan si gaar ah loogu xiray musharaxiin si hoose loo wato.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?app=desktop&v=wjwyaVuyeMw

Related posts

Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo la la’yahy kadib markii ay la degtay Doon ay la socdeen

Cabdi Cade

Dowlada Somalia oo u digtay siyaasiyiin ku howlan fashilinta dedaalada RW Rooble

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse oo hadal ka jeediyay Shir madaxeedka Daarusalaam ka socda (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---