Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Lix Musharax oo u taagan doorasho beri ka dhaceysa Dhuusamareeb oo la shaaciyey

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey Musharixiin isu diiwaangeliyey kuraasta HOP147, HOP055, HOP035 ee Golaha Shacabka oo beri doorashadoodu ka dhacayso magaalada Dhuusamareeb.

Saddexdan kursi ayaa waxaa isku soo sharaxay lix musharax, waxaana la sii ogaaday saddex ka mid ah musharaxiintaas oo ku soo bixi doona doorashada, kuwaasoo kala ah Mahad Salaad, Maxamed Xuseen Abuukar oo u yahay Madaxweyne Qoorqoor iyo Cumar Cali Cabdi oo mar soo noqday Guddomiye kuxigeenka dhinaca howlaha Guud ee maamulka gobolka Banaadir

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Jordan oo la baxday safiirkeedii Israel iyo Xerada Jabalia oo mar kale la duqeeyey (Sawirro)

Caydiid Ali

Xildhibaano Mareykan ah oo ku baaqay in Dowlad loo aqoonsado Kooxda Iska-caabinta Taalibaan

Cabdi Cade

Al Shabaab oo sheegtay in saakay si dirqi ah uga bad baaday Yuusuf Dabageed

Cabdi Cade
Taboola Ads ---