Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasiir ka tirsan Galmudug oo loo xiray doorashada kursi ka dhiman Aqalka sare (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye , ayaa soo saaray liiska Musharixiinta u tartamaya golaha  Aqalka Sare ee Baarlamaanka dowladda Federalka Soomaaliya Xubintii u danbeysay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Qoorqoor uu kursigan u xiray Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Gaban kaasoo la filayo inuu ku soo baxo.

Waxaa kursigan horay ugu fadhiyay oo ka tanaasulay Senator Yuusuf Geele Ugaas Dhagey oo loo doortay xildhibana ka tirsan Aqalka Hoose.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA I

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

In ka badan 120 qof oo doonayay in ay ka dhoofaan Muqdisho oo la qabtay

Cabdi Cade

Xamse Barre oo Sheegay in ciidanka Xoogga hub casri ah lagu qalabeenayo si ay uga…

Cabdi Cade

Dhibaato ay ka nasteen Shacabka Muqdisho oo hadda soo laabatay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---