Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Odayaasha & bulshada xuleysa ergada 3 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo la shaaciyey

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee dhawaan lagu dooranayo magaalada Dhuusamareeb.

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa lagu sheegay in iyaga oo fulinaya heshiisyadii horey loo gaaray ay shaaciyeen magacyadada Odayaasha iyo bulshada soo xulaya kuraasta la dooranayo sidan qoraalka hoose ee guddiga ku xusan

https://www.youtube.com/watch?v=WmfHtT_ORDE

Related posts

Xassan Shiikh: “Barwaaqo iyo horumar kasta waxaa Somalia ka hor taagan argagixisada”

Caydiid Ali

DF oo War ka soo saartay duqeyntii lagu dilay Abuu Cabdiraxman

Caydiid Ali

Carruur Walaalo ahaa oo qarax ku geeriyooday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---