Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Laami cusub oo la saarayo waddo ku taalla Muqdisho & Cumar Filish oo kormeeray (sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray wadada isku xirta Isgooska Ex Kontorol Balcad ilaa km 0 ee degmada Shibis oo dhawaan dib udhis lagu sameyn rabo.

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa warbixin ku saabsan dhismaha cusub ee wadadan iyo tayadeeda ka dhageestay maamulka shirkada loo xilsaaray mashruuca dhismahaasi.

Waxaa Kormeerkaasi goob joog ka ahaa qaar ka mida ah maamulada degmooyinka gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kula dardaarmay shirkada loo xilsaaray dhismaha jidkan iney si hagar la’aan ah u gutaan shaqadooda,

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Fadeexad soo wajahday Orodyahano u kala dhashay Kenya & Itoobiya (Sawirro)

Caydiid Ali

Dil Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Meydadka ku dhowaad 30 qof oo laga helay xeebta Mahdia iyo dad la la’yahay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---