Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa Ergada Kuraas lagu dooranayo Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa caawa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya afar kamid kuraasta gollaha shacabka oo deegaan doorashadooda tahay Galmudug.

Kuraasta caawa la shaaciyay odayaasha iyo bulshada rayidka ee ergada soo xuleysa ayaa lagu wadaa in dhawaan doorashadooda ka dhacdo magaalada Dhuusomareeb.

Guddiga doorashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sidoo kale dib u dhigay odayaasha iyo ergada soo xuleysa dhoor kursi oo kale kuwaa uu khilaaf ka jiro dhinaca odayaasha iyo bulshada soo xuleysa.

https://www.youtube.com/watch?v=wodE3OIHo6w

Related posts

Daawo :-Dhaqanka & Siyaasiyiinta Galmudug oo marti qaaday Musharax General Tuuryare

admin

Maxaa ka fulay amarkii dhowaan ka soo baxay taliyaha ciidamada Booliska Somalia?

Caydiid Ali

Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---