Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyey Jadwalka 11 kursi (Akhriso)

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa waxay ku dhawaaqeen jadwalka qabashada doorashada 11 kursi oo ka tirsan golaha shacabka.

Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee ka soo jeeda gobolada woqooyi ayaa horey loogu doortay magaalada Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA..

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay Gantaalo laga tuuray dalka Siiriya oo ku dhacay Israa’iil

Cabdi Cade

Howlgal Amni xaqiijin ah oo laga sameeyay xaafado katirsan Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade

Kenya oo lacag ku bixineysa soo qabashada xubno katirsan Al Shabaab iyo ISIS (Magacyada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---