Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Xildhibaan lagu tuhmay inuu maleegay dil Madaxweyne oo xabsi loo taxaabay

Dowladda Jamaica ayaa xabsiga dhigtay nin horay uga tirsanaa aqalka senetka dalka Haiti oo looga shakiyey dilka madaxweynihi Haiti ee Jovenel Moise oo dhowaan weerar qorsheysan lagu qaarajiyey.

Afhayeenka ciidamada amniga gaarka ah ee Jamaica Dennis Brooks wuxuu sheegay John Joel Joseph in Jimcihi la xiray, uuna ku socdo baaritaan.

Boolisku ayaa horey xiray shaqsiyaad ka tirsanaa ciidamada Colombia oo dilka Madaxweynaha lala xiriiriyey.

Rag hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa madaxweyne Jovenel ku dilay gurigiisa oo ku yaalla caasimadda dalka Haiti xili habeenimo ah, waxaana dilkiisa loo adeegsaday koox calooshood u shaqeystayaal ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=J82lx9Mv3Lo&t=34s

Related posts

Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo tababar loo soo xiray

Cabdi Cade

Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Cali Ugaas iyo madax ka qeyb gashay (Sawirro)

Cabdi Cade

Daawo Sawirro: Ciidanka Israel oo ku jira gudaha Isbitaalka Al-Shifa ee woqooyiga Gaza

Caydiid Ali
Taboola Ads ---