Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo Go’aan ka gaaray Kursigii Yaasin Farey ku guuleestay

Guddiga Xalinta Kilaafaadka doorashada heer federaal ayaa go’aan kama dambeys ah maanta ka gaaray kursiga numberkiisu yahay HOP067 oo dhawaan loo doortay Taliyaha KMG ee Hay’adad NISA Yaasiin Cabdullaahi Farey.

Qoraal dheer oo kasoo baxay guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ayey ku sheegeen in baaris dheer ay sameeyeen kadib u cadaatay in doorashada kursigaasi loo maray hanaan sax ah oo waafaqsan heshiiska doorashada Dadban.

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ayaana ugu dambeyn shaaciyay in Taliyaha KMG ee NISA Yaasiin Farey yahay xildhibaan sax ah, iyagoona u fasaxay guddiga doorashada in ay shaaciyaan natiijada kursigaasi.

Halkan ka Akhriso Qoraalka guddiga xalinta khilaafaadka kasoo baxay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiirka Gaashaandhiga Britain oo Socdaal aan lasii shaacin ku tagay Hargeysa (Daawo Sawiro)

Cabdi Cade

Video:-Xagee ku danbeeyay Yusuf Dabageed & Wararkiii ugu danbeeyay Dagaalkii Ceel-Afweyn

admin

Kala Shaki Soo kala Dhexgalay Dowladaha Soomaaliya, Mareykanka Iyo Imaaradka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---