Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Ra’isul Wasaare Rooble & wafdi uu horkacayo oo caawa gaaray Jabuuti (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen  Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo oo galabta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa caawa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti.

Rooble iyo wafdigiisa ayaa garoonka dayuuradaaha Jabuuti ku soo dhoweeyey masuuliyiin sare oo ka tirsan dalkaas

Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa la filayaa inuu Jabuuti ku soo xiro shirka Madasha Aragti Wadaagga Heritage oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday  Jabuuti.

Shirka oo lagu casuumay madax iyo aqoonyahano ka kala yimid dhulalka ay degto Soomaalida ayaa waxa looga hadlay xaaladaha ka jira Somalia iyo sidii wax looga qaban lahaa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Fariin Hambalyo ah oo ku aadan 21ka November

Cabdi Cade

Askar Mareykan ah oo Dil iyo dhaawac loogu geestay Duleedka Kismaayo

Cabdi Cade

Askari Meydkiisa laga helay duleedka Guriceel iyo faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---