Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddiga doorashada heer federaal oo baaraya cabashooyin soo gaaray (Akhriso)

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa caawa shaaciyey iney soo gaareen cabashooyin iyo talooyin ku aaddan doorashooyinka socda.

“Guddigu wuxuu ku samaynayaa baaritaanno dhammaan cabashooyinka. Waxaana bulshada Soomaaliyeed u sheegaynaa in wax kastoo baal-marsan hufnaanta doorashada uusan guddigu marna aqbali doonin. Annagoo ugu baaqayna tartamayaasha iyo daneeyayasha doorashada in ay wixii cabasho ah u maraan hanaanka loo dejiyey in wax looga qabto murannada doorashada, iyadoo ay dhisan yihiin guddiyaddii loogu tala galay in ay wax ka qabtaan” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed uu caawa soo saaray guddiga oo u qornaa sidatan:-

Related posts

Shirkadda Somtel oo Gabar adeegto ah ku abaalmarisay Mooto Bajaaj (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Wiil 13-sano jir Soomaali ah oo u geeriyooday Cudurka Caronavirus iyo Qoyskiisa oo…

Cabdi Cade

Xarun lagu baranayo Wadaniyadda iyo Dastuurka oo la Daah furay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---