Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Taliyaha Nabad sugida Puntland oo ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyey

Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Puntland PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa kaku gacan seyray xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Deni ayaa Agaasimaha cusub ee PSF u magacaabay S/Guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr.

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka PSF ayaa ku tilmaamay xilka qaadista mid baalmarsan sharciyadda xeerka Ciidamada iyo dhaqanka suubban.

Qoraalka ka soo baxay PSF ayaa u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii saakay ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Shiikh Shariif ”Wadadii dowladnimada waxaa hortaagan diktaatoriyad & xoriyad la dirir”

admin

Asad Diyaano oo la kulmay taliyaha howlgallada gaarka ah ee Mareykanka (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---