Allbanaadir.com
JUBALANDNEWSPUNTLAND

Madaxweyne Axmed Madoobe oo laga sagootiyay magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gaba gabeeyay safarkii maalmaha qaatay uu ku joogay magaalada Garawe ee caasimada Puntland.

Garoonka diyaaradaha magaalada Garawe waxaa kasii sagootiyay Madaxweynaha Jubbaland iyo xubnaha la socday Madaxweyne Siciid Deni iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Puntland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maamulka iyo shacabka Puntland uga mahad celiyay sida weyn ee ay usoo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa mudadii ay joogeen Magaalada Garowe.

Related posts

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Jubbaland oo la doortay (Sawirro)

Caydiid Ali

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo isugu yimid kulan aan caadi aheyn (Sawirro)

Caydiid Ali

Somaliland oo eedeyn culus u jeedisay dowlada Turkiga

Caydiid Ali
Taboola Ads ---