Allbanaadir.com
NEWS

Shanta Kursi ee ugu horeeya Doorashada Golaha Shacabka ee Galmudug oo la shaaciyay (Qabiilada)

Guddiga hirgelinta Doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa goordhaw  shaaciyey 5-ta kursi ee ugu horeysa oo ay qabanayaan doorashadooda Golaha Shacabka maalmaha soo socda.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu sheegay in ay guda galayaan doorashada Xildhibaanada golaha shacabka, waxa ayna guddiga shaaciyeen sumada shanta kursi ee ugu horeeya ee la dooranayo.

Shantan Kursi ee ugu horeeya ee lagu dooranayo Galmudug ayaa waxaa iska leh Beelaha Murusade, Dir, Duduble, Mareexaan iyo Waceesle, waxaana kuraastan mar kale u tartamaya Xildhibaanadii horey ugu fadhiyay qaarkood.

Halkan ka Akhriso shanta Kursi ee ugu horeeya ee Galmudug lagu dooranayo

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Axmed Madoobe oo ka hadlay xiisadaha ka taagan Laascaadood iyo Gedo (Sawirro)

Cabdi Cade

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo safar deg deg ah ku tagay dalka Imaaraadka (Sawirro)

Caydiid Ali

Dagaal ka socda degmada Wanle-weyn & maamulka Sh/hoose oo ka hadlay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---