Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Cali Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Jocelyn Mason (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay Madaxa igu sareeya Hay’adda UNDP ee Somalia Jocelyn Mason.

Kulanka Cali Guudlaawe iyo Joceyn yeeaheen ayaa looga hadlay Horumarinta iyo tayeeynta Hay’addaha Dowlada Hirshabeelle, iyo Hirgalinta Mashaariic Wax ku ool ah.

Madaxweynaha Hirshsbelle iyo Jocelyn Mason ayaa Sidoo kale isla afgartay in la joogteeyo kulamada si loo xoojiyo shaqooyinka Wasaaradaha dowlad goboleedka Hirshabelle.

Cali Guudlaawe oo maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho aya kulamo kala duwan la qaatay Madax katirsan Dowlada Federaalka iyo wakiili katirsan Beesha Caalamka.

Related posts

Raisul Wasaare Khayre iyo James Swan oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Caydiid Ali

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo booqday Xadka Soomaaliya & Jabuuti ee Lowya-cado (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Xubno la sheegay iney ka tirsan yihiin Al Shabaab oo lagu qabtay Magaalada..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---