Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Buundo cusub oo laga hirgaliyay Garawe oo Xariga laga jaray (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarigga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey Magalaada Garoowe.

Buundada uu Madaxweyne Ku-xigeenku maanta xarigga kajaray oo ay dhistay Dowladda hoose ee Degmada Garoowe oo kaashanaynsa shirkadaha wadaniga ah, waxay noqonaysaa tii labaad ee Garoowe yeelato, Iyadoo fududeyn doonta isku-socodka caasimadda iyo saxmada wadooyinka kale ee magaalada.

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa munaasabaddan wehelinayey, Wasiirada Wasaaradaha Howlaha Guud, Arrimaha Gudaha, Deegaanka, Taliyaha Ciidamada Booliska , Duqa magalaada Garoowe iyo Saraakiil Madaxtooyo.

Related posts

(Sawirro) Sidee loogu soo baxay doorashadii ka dhacday dowlad degaanka Soomaalida?

Caydiid Ali

Madaxweyne Deni oo laga sugayo in uu cadeeyo Mowqifkiisa Siyaasadeed si looga Shaki baxo !!

Cabdi Cade

Al Shabaab oo soo bandhigtay Ergo Xildhibaano kusoo doortay Baydhabo iyo Kismaayo (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---