Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Musharaxiinta oo War kasoo saaray Xil ka qaadistii lagu Sameeyay Fahad Yasin

War saxaafadeed kasoo baxay Midowga musharraxiinta ayaa lagu taageeray laguna boggaadinayaa go’aankii uu RW Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay Go’aanka Rooble gaaray uu fure u yahay caddaalad ay helaan qoyska Ikraan Tahliil oo la afduubay  kadibna la sheegay in dilay, waxa ay sidoo kale tilmaameen in Go’aanka Rooble bilow u yahay soo celinta sumcada hay’adda NISA.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Midowga Musharaxiinta

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qalab Milatari oo nuuciisa Dunida horey loogu arag oo lasoo saaray (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Ogow sida ay ku timid Ka bixitaankii kooxda Ahlu Sunna ee magaalada Guriceel

Cabdi Cade

Diyaarad rakaab iyo diyaarad Helicopter oo iskula dhacay hawada Washington

Cabdi Cade
Taboola Ads ---