Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Deg Deg :-Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka oo shaqada laga joojiyay iyo Mid cusub oo la magacaabay !!

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Hoos ka aqriso Waraaqadda Shaqada looga joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir:-

Related posts

Xagee ku sugan yahay Madaxweyne Deni oo 40 cisho ka maqan Puntland?

Caydiid Ali

Axmed Madoobe oo qaabilay Wefdi ka socda DF oo arin Muhiim u tagay Kismaayo

Cabdi Cade

Guddiga Gurmadka Abaaraha oo Warbixin la wadaagay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Cabdi Cade
Taboola Ads ---