Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Dhismaha Cusub ee Bangiga Puntland oo si rasmi ah xariga looga jaray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland.

Bangiga waxaa dhistay Dowladda Puntland iyadoo uu hore u dhagax dhigay Madaxweyne Deni 3-dii March 2020, waxaana lagu fuliyey dhismaha xaruntan kharashaadka lagu helay beekhaaminta dakhliga Dowladda.

Dhismaha xarumaha Dowladdu waxay qeyb ka tahay tayeynta iyo horumarinta adeegyada loo hayo Shacabweynaha Puntland iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed.

Related posts

Agaasimihii Warfaafinta Xafiiska RW oo iscasilay & Olole cusub oo ka bilowday Villa Somalia

Caydiid Ali

Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay rag dil iyo dhac ka geestay Muqdisho

Cabdi Cade

Masuuliyiin iyo Taliyaal Ciidan uu ku jiro Odawaa oo gaaray Deegaanka Daaru Naciim (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---