Xildhibaan ku geeriyooday Magaalada Kismaayo & Jubbaland oo ka hadashay

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa tacsi u diray ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay marxuum Maxamed Ibraahin Cali (Gacamey) oo caawa ku geeriyooday Magaalada Kismaayo, kana mid ahaa xillibaanada baarlamaanka 2aad ee  Jubbaland.

Xidhibaanka ayaa u geeriyooday xanuuno mudooyinkan la dersay sida ay sheegeen xubno ka tirsan eheladiisa oo ku sugan magaalada Kismaayo

Waxa uu Madaxweynahu  Allah uga baryay marxuumka in uu Naxariistii janno Rabbi ka waraabiyo sidoo kalana ehelladii, qaraabadii, xillibaanada barlamaanka Jubbaland iyo Dhamaan ummadda rer Jubbaland ee uu kabaxayna samir iyo imaan allah kasiiyo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -