Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Ra’isul Wasaare Rooble oo Mashruuc dhismo ka dhagax dhigay Kismaayo (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha Xarunta Cusub ee Wasaarada qorshaynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Jubaland.

Mashruucan lagu dhisayo Wasaarada qorsheynta maamulka Jubbaland ayaa waxaa dhaqaalaha ku baxaya wax ka bixinaya Xukuumada Soomaaliya , waxaana wasaaradan la qorsheeyay in loo dhiso si casri ah.

Ra’isul Wasaaraga Xukuumada Soomaaliya oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland ayaa sidoo kale la filayaa in uu dhagax dhigo mashaariic kale oo laga fulinayo magaaladaasi.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Turkiga oo Muqdisho keenay Diyaarado dagaal oo casri ah iyo Al Shabaab oo…

Cabdi Cade

Qoor Qoor oo xariga ka jaray Warshad cusub oo laga hirgaliyay Caabudwaaq (Sawirro)

Cabdi Cade

Midowga Musharaxiinta oo helay Jaanis cusub iyo Golle Qaran oo dalka Maamula oo la sameenayo !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---