Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DEG DEG: Qarax xoog leh oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax xoogan ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah abaare 9;40 waxaa laga maqlay magaalada Muqdisho caasimada Somalia.

Warar hordhac ah oo ku soo dhacay warqabadka Allbanaadir ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay nawaaxiga Saldhiga Booliska waaberi isgoyska dabka ee wadada Maka Al Mukarama, weli lama oga sida uu qaraxan u dhacay iyo khasaaraha ka dhashay.

Faahfaahinta la soco goor dhow

Related posts

Ciidamada DF oo la wareegay degaano Cusub & Soomaali dil dhaawac loo geystay

Caydiid Ali

Keria Ibrahim oo isku dhiibtay ciidamada Itoobiya ee qabsaday Magaalada Makelle

Caydiid Ali

Kenya oo bilowday bixinta shatiyada Qaadka loo soo dhoofinayo Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---