Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xiliga la galayo Imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka oo la shaaciyey (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xilgaarsiinta ayaa lagu shaaciyey xilliga la gelayo imtixaanka dugsiyada Sare ee dalka.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa sheegtay in la-tashiyo badan kadib ay ku wargelineyso dhammaan Bahda Waxbarashada in imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee Sanad Dugsiyeedka 2020-2021 la geli doono inta u dhaxeysa 22-ka illaa 26-ka bisha May 2021.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dil dad badan ka argagaxeen si weyna loo cambaareeyay oo loo geestay C/Maalik Al-Sanabani

Cabdi Cade

Qarax Goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

DFS oo looga digay in ay faragaliyaan Doorashada ka dhaceysa Somaliland

Cabdi Cade
Taboola Ads ---