Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Bixinta Baasaboorka Soomaaliga oo dib loo furay & shuruudo cusub oo la soo rogay

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Somalia ayaa shaacisay iney dib u bilaabeyso bixinta baasaboorka Soomaaliga ah oo dhowr bilood u xirnaa cudurka COVID-19.

“Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Somalia, waxay halkaan ugu soo gudbineysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed, wargelin la xariirta dib u bilaabidda qabashada codsiyada baasaboorka” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay heyada maanta oo Jimce ah.

Waxaa sidoo kale qoraalka lagu sheegay shuruudo la xiriira cudurka COVID-19 oo lagu soo rogay xafiisyada maamulka heyadda iyo dadweynaha baasaboorka soo dalbanaya.

Hoos ka akhriso qoraalka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Somalia

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ma doonaysa in carruurtaadu bartaan Quranka, Higaada, Caqiidah iyo culuumta diinta islaamka?

Cabdi Cade

Qadar oo Saraakiil iyo Ciidamo cusub u tababartay Soomaaliya iyo Ujeedada laga …

Cabdi Cade

Al Shabaab oo goordhaw shaacisay in ay dileen Xildhibaan ay saakay afduubteen

Cabdi Cade
Taboola Ads ---