Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madasha Badbaado Qaran: “Gacmaha ma laabanayno haddii DF muddada kordhisato”

Madasha Badbaado Qaran oo ay midoobeen Golaha musharaxiinta, madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Sidoo kale waxa sheegeen in hanjabadda ka dhanka ah 15-kii xildhibaan ee uu Mursal sheegay in uu ka ganaaxay kulamada golaha shacabka, wixii masuuliyad darro ee ka yimaada uu qaadayo Gudoomiye Mursal.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhameystiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Raisul Wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay inuu sameynayo isbedelo aan caadi aheyn

Caydiid Ali

Biden oo shaaciyey in ciidamada Mareykanka ay deked KMG ah ka dhisayaan xeebaha Gaza

Caydiid Ali

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibeda Somalia oo geeriyooday

Caydiid Ali
Taboola Ads ---