Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddiga Abaabulka dibed-baxa Midowga Musharixiinta oo War cusub soo saaray

Guddiga Abaabulka Banaanbaxa Midowga Musharixiinta oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa shaaciyay baraha ay isugu imaan doonaan Banaanbaxayaasha iyo qaabka ay ku tagi doonaan fagaaraha Daljirka Dahsoon.

Waxaa goobjoog ka ahaa kulankan wasiiro hore, Xildhibaano, wakiilo ka socday Midowga Musharixiinta iyo team ka socday xisbiyada oo qeyb ka ah abaabulka Banaanbaxa.

Isgoysyada ay banaanbaxayaasha isugu tegi doonaan Maalinta Sabtida ah ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Fagax, Siinaay, Mirinaayo, KM4 iyo Zoobe

Barahan ayaa banaanbaxayaashu kasoo bixi doonaanm iyagoo ugu dambeyna fagaaraha Daljirka Dahsoon iskugu tegi doona sida ay sheegeen guddiga qaban-qaabada.

https://youtu.be/17OJHi0FMtU

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wakiilo katirsan Beesha Caalamka oo gaaray Garawe lana kulmay Siciid Deni (Sawirro)

Cabdi Cade

Musharaxiinta Puntland ee booqanaya degaanka Tukaraq oo amar culus lagu soo rogay

Caydiid Ali

Dagaal AMISOM iyo Al-Shabaab dhexmaray & Maxaabiis xirneyd oo la soo furtay

admin
Taboola Ads ---