Allbanaadir.com
NEWS

Ra’isul Wasaare Rooble oo maanta damaashaad u tagay Xeebta Liido (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta xeebta Liido waqti kula qaatay qaar ka mid ah bulshada caasimadda oo halkaas u dalxiis iyo tamashle tagay.

Rooble ay la socdeen masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa socod kuusoo maray xeebta Liido oo xiligaas ku sugnaayeen dhalinyaro badan oo halkaas u tagay dabaal iyo in ay waqti kusoo qaataan.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa sidoo kale gudaha u galay qaar kamid ah Hoteelada kuyaala xeebta Liido, waxa uuna halkaasi waqti kooban  kula qaatay qaar kamid ah dadkii Hoteeladaasi ku sugnaa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Nabadoon caan ah oo maanta lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya dilkiisa

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Kheyre oo Daah-furay Barnaamij lagu Tirakoobayo Shaqaalaha Dowlada 

Cabdi Cade

Saraakiil katirsan booliiska Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---