Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Midowga Musharaxiinta oo War ka soo saaray go’aankii RW Rooble, kuna baaqay..

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa cambaareeyay go’aanka ay Xukuumadda Federaalka ku sheegtay qabashada Doorasho hal dhinac ah oo aan loo dhammeyn.

Qoraal ay soo saareen Golaha Musharixiinta ayaa lagu sheegay inay go’aanka xukuumadda u arkaan mid lagu xirayo albaabka wadahalka ee lagu xallin lahaa khilaafka ka taagan meelmarinta heshiiska doorashooyinka.

Midowga Musharixiinta ayaa soo jeediyey inay shir isugu yimaadaan Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo midowga murashaxiinta, kaasoo ay bulshada rayidka ah iyo beesha Caalamkuba goobjoog ka noqonayaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Siciid Deni oo arrimo dhowr ah kala hadlay Mrs. Karin Johannson

Cabdi Cade

DF oo shaacisay in dalku aaday doorasho qof & cod ah

Caydiid Ali

Kenya oo heshay keydkii ugu horreeyay ee macdanta qaaliga ah ee loo yaqaan Coltan

Cabdi Cade
Taboola Ads ---