Xil ka qaadis dhowaan lagu sameeyey C/fitaax Maxamed Salaad oo la baabi’iyey

Maamulka Puntland ayaa baabi’iyey natiijada xilka qaadis ay dhawaan Golaha degaanka ee degmada dhahar ku sameeyeen duqii degmadaas Cabdifitaax Maxamed Salaad.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland waxaa lagu sheegay in xilka qaadista Gudoomiyaha Degmada Dhahar aan loo marin sifo waafaqsan qawaaniinta iyo habraacyada sharciyadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.

Hoos ka Akhriso qoraalka Puntland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
  

 

- Advertisement -